Salaamihii hore halkan riix
|
waxaan
salaam qaaliya hawda umarinayaa dhamaan umada soomaaliyeed meelkasta ayjoogtaba
taaskadib waxaan sigaar ahaan ah usalaamayaa madaxwaynaha soomaaliya ee
c/laahi yuusuf axmed Dhamaan dadweynaha soomaaliyeed waan idin salaamay salaanta muslimka salaan guud mda gaarka waxan halkan ka salaamaayaa asxaabteyda kala ah mudane maxamed geedi sidoo kale cabdalla saas sidoo kale cabdala axmed dhoobey iyo dhamaan asxaabat halkan kuma soo koobi karo wabilaahi tawfiiq magaca: Sayid ALi Ahmed Ganey(al Sayid) wadannka: Cairo/Egypt waxan halkan ka salamaya bahweynta somaliyed gaar ahan hoyadeyda qaliga ah oo ku nool muqdisho iyo walalaheyga ugu hoireyo max.ed gini iyo asxabteyda o kala jogan dalka dibadahisa iyo gudihisa gar ahan sacdiyo muxudiin ayaan siraad maxed nuur iyo hodan iyo ilmaha an habar yarta u ahaay c,qani mazxed roble c,naasir.ramlo.axmed nuriyo c,raxmaan maxed rooble magaca: deqo farax cabdi wadannka: adis abab ithopia waxaan hal kaan ka salaamayaa anigoo ah anwar axmed culusoow oo nu nool wadan ka uganda casimadiisa kanbala waxaan hal kaan ka salaamayaa reer culusoow xersi dhuljeex oo kala ah 1/ abuukar culusoow 2/ meeymuun culusoow 3/qadiijo culusoow 4/ xabiibo culusoow 5/ qadiijo culusoow 6/xersi culusoow 7/john culusoow iyo ilmahooda 1/bosteeyo 2/mekaal iyo jibriil 3/camir iyo faiso iyo takoow 4/xaliimo iyo libaan iyo dahir 5/iyo adeer dahir 6/bashiir xesi iyo ayaan xesi iyo eedo aamino 7/cadiqaadir john teleefoon keega oo ah +256712829471 iyo +254729299142 ama ciwaanadeeda oo kala ah anwaraani99@hotmail.com ama culusoow@london.com ok waxaan idiin rajeenayaa cafimaad kulijiin ba iyo reer axmed culusoow sideey u dhan yihiin ok last see you sir and madam bye magaca: anwar axmed culusoow wadannka: uganda waxaa salamayaa dhamaan dadka muslimeenta ah dhaman tod waasalaam man tihiin waxaa kalo halkaan kasalamayaa jaceelgiiga nimco xasan oo kunool wadanka somaaliya gaar ahaan xaafad kaaran waa ku salmay nimco xasan magaca: asad mxamad wadannka: neyruubi waan idin saalamayaa salaan kabacdi waxaan idiinku hambalyaey nayaa arooskiina qaayaha iyo qiimaha leh waxaana idiin ku hambalyey nayaa labadii isku roonaata ubad xkhayr qaba kala dhala aamin aamin ok by luisjanti loverboy magaca: c.qani.janti wadannka: u.s.a Miami waxaan salaa mayaa dhamaan ehelkayga iyo asxaabtayda ku kala sudgan daafaha dunida gaar ahaan africa gaar ahaan dalkayga hooyo ahna muwadiniinta daacada u ah dalkooda hooyo iyo kuwa akhrista webkan waxaan dhamaantood lee yahay ku noolaada nabad iyo barwaaqo magaca: c/naasir H Shire wadannka: Somalia waxaan salaan udiraya dhamaan asxaabteyad iyo qarabada oo kala joga kenya iyo somalia dhalinyarada somaliya waxaan leyahay somaliya ha isracdo.mardhowna waan guleysaneena,ee haniyad jabina.. magaca: xassann a. sadiiq wadannka: mareykanka sa ca wr wb salaan kadib waxaan halkan kasalaamaya umada muslimiinta ee wadaaga kalmada laa illaaha illallahu maxamed rasuululaahi scw meel kastay kala joogaan gaarahaan umada soomaaliyeed waxaan halkan kasalaamyaa aabahay faysal mohamud iyo walaashay sagal walaalkay guuleed yare dhamaan dadkaygoo dhan meel kastay kala joogaan waxaan leeyahay waad salaamantiin magaca: sahara mohamud f wadannka: usa waxaan salaamya salaan udiraya sahra cabdi oo joogta is wiidhan anoo ah walaalkeed magaca: mareeg cilaahi xasan wadannka: las.canood waxan marka hore salaamaya webka hambalyo kadib wanxan salan hawada u marinaya saxiba hey dhamantod melwalba oy jogan espacail Hamdi ojogta magalada MN. magaca:
Abdiskus waxaan halkaan ka salaamaya dhamaan dhalin yarada ku nol magaalada muqdisho gaar ahaan walaashay ayaan xasan iyo dhamaan waalidiintay meelkasta ay ka joogaa aduunka iyo dhamaan asxaabtayda oo kala ah c/risaaq kaneeco, c/nuur ,ayannle c/laahi ,libaan gaabow ,aamin shere cawaale, xasan cali ,xasan xuuti,mahad baban,faysal maxamed,c/salaan dheere,maslax yare,ramadaan waynow,sa,id gaabow,yaxye axmed,laajka ,cumar c/laahi shoole,caliyow,axmed yaasiin,maxamed cali dhaga balac, magaca: mustaf haaji wadannka: Somalia halkaan waxaan kasalaamayaa dadweynaha soomaliyeed gaarahaan saxiibadeey qaaliga ah ee kunool somalia xaafada suuqa xoolahaa saxiibayaal inta itaqaano arageyga muu qaalkeyga waxaan idiin rajeeynaa gool, waad mahasantihiin magaca: maxamedsaciid wadannka: masar halkan waxaan ka salamay shaqalaha web seka marka xigtana salanteydu waxey ku saab san tahay 1da luuliyo waa maalintii ay is raaceen gabolada waqooyi iyo koonfur waxey u tahay somalida oo dhan malin farxad badan oo ay muujiyaan malintaas waxaan kaloo kasalamayaa madaxda labada gole ee dowlada federalka kumel gaarka ah 1.c/laahi yuusuf axmed2.cali maxmed geedi3.muuse suudi yalaxowinta kale waxaan salamay dowlada oo dhan aad iyo aad ayey u mahad san yihiiin? magaca: mursal wadannka: Australia waxaan markahure salaamaayaah shaqaalaha markalabaad waxaan salaamaayaah xaskayga oo layiraaduh xaliimo dahir cali oo jooktah muqdisho iyo caroortayda anas mahad xasan iyo anisa mahad xasan waxaanleeyahay salaan wacan magaca: mahad hassan hashi wadannka: doha qatar waad salamantihiin salaan kadibwaxaan ku faraxsanahay inan anaga aan akhrisano luqada somaliga waa aan ku faraxsanahay waa sidaas waana mahad santihiin byyyyyyyyyyyy magaca: izudin wadannka: etoopia waxan salamaya awalan Web ka hambalyo Waxa kalo an salamaya Dhaman aQyaar ta ALbarako IYO DAmanyo oo kala ah Ugu horeyan Jawerio Faarax iyo walashey Haweyo waxan kalo salamaya Dhamaan aqyarta oodhan Gar ahan saciid cabdi korea c/Qaadir Dahir sorow C/raxmaan KaKa fu.aad waxaan kaloo salaamaya sxb mahad maxmamuud goodir magaca: Fartuun milaano wadannka: somali waxan marka hore salamaya bahda barnamijkan isku soo dubo rido after salan waxaan halkaan bugadin u dirayaa nafiso cali iyo saygeeda cali axmed oo wiil igu dhashay wadana somaliya gaar ahaan muqdisho gaar ahaan degmada hodan wiilkas loo bixiyey maxamed cali soo bar baar ayaan ku leeyahay alle ha kaa dhego midkii anfaca diintiisa iyo wadankiisa iyo waalidkiisa sidaas iyo habeen wanagsan magaca: hassan hersi abdi wadannka: somali cww waxaan halkaan ka salaamayaa dhammaan reer baafo iyo dhalinyarada degmada shibis gaar ahaan reer manaboolyo oo ah meshii aan ku dhashay ku barbaaray wax ku soo bartay ilaahoow dhulkeena noo nabadee (aamiiiin)waxaan kaloo salaamayaa dhalinyarada reer zurich waxaan salaan gaar ah u dirayaa caruurteyda maxamed muna subeyda iyo xaskeyga magaca: daahir baafo wadannka: switzerland waxaan salaamayaa dhamaan shaqaalaha noo soo baahiyayey wabkan waxaan kaloo salaamayaa asxaabtayda kala ah maxamuud cali nuur c/nuur jaamac saalax cali iidle maxamed c/laahi cabdi cali ,c/laahi cabdi cali, c/xakiin maxamuud axmed c/risaaq yuusuf cabdi, sadiiq iidle maxamed, c/fataax cali cabsiiye , c/fataax jaamac guray magaca: sharmaarke wadannka: ohaio waxaan halka umahad celinayaa dhamaan shaqalaha halkan furay dhamaan mahadsanidiin ayaan idin leyahay halkaan waxa kasalamayaa saxibaday dhamantoda sida axmad kayse& cisiid &maxamad & axmed cali &maxamuud cise &jacac& maxaduud& axmed maxamuud& c/laahi cumar& maxamed xaamid& maxamuud salax& jajiib cabdi rashiid magaca: cumar xareed wadannka: somalia ugu horrayn waxaan halkan ka salaamaya sxbkayga qaaliga ah waa francesc fabregas .oo hdda ku sugan carriga england gaar ahaan london xaafda arsenal.sxb waxaan ku leeyahay hambalyo wacan .bye magaca: hussein eidle mohammed wadannka: soamlia/puntland/sool asc wr wb waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan reer iimaan hasan from a to z aabo iiman hasan egaal and hooyo macaan ebaado hussein dirir waxaan kaloo salaan qaali ah u dirayaa reerahayga kala ah xayaad iyo raaqiya iyo dhamaan caruurtayda salma,amiira, hamza, sakaria, and abdullahilaahay dhamaantiinba nabad qab ha isku keen tuso kuwii isku waaraa khayrna kala shaqaysta alle ha inaga yeelo ee dalkooda iyo diintooda iyo dadkoodaba anfaca aamin aamin magaca: MOHAMED wadannka: CANADA halkan waxaan ka salamayaa dad waynah somaliyeed meel kasta ay jogaan salaan kabacdi waxaan salamayaa gaclisadayad qaalig ah ee faysa magaca: sharmaake wadannka: hargaysa Ugu horeyn waxaan halkaan ka salaamayaa caruurteyda oo kala ah 1-cabdalla 2-mahad 3-faadumo 4-axmed 5-faisal iyo xaaskeyga fartuun .waxaan kaloo halkaan ka salaamayaa asxaabteyda oo kala ah -max'uud mahdi (joorje) iyo xasan qaali iyo cali rooble iyo geedi iyo ibra iyo dhamaan bahda xaafada oodhan. magaca: Mohamed Hussein wadannka: UK
|
marka ugu horaysa waxaan halakan kasalaamaaya shaqaalaha web.hamabalyo
oo halakan mahad naq uga soo jeedinaayaa marka xigta waxaan kaloo salaamaayaa
dhaaman qoyska reer cabdi baydhabo oo ku kala nool yurub africa america
istureeliya iyo isutaga imaaraadka carabta marka xigta waxaan kaloon salaamaayaa
asxaabtayda iyo marti sharafta kaloo itaqaana iyo khaasatan hooyadayda
marwo:ubax salaad guulsalaan suuban ayaan wada leeyahay dhamaantood waxaan uhambalyeynaayaa dhamaan bogga hambalyo.com/contact.htmlsidoo kale iyo dhamaaan akhristayaasa bogga. magaca: Xuseen Cilmi Cali Otto Dheere wadannka: nairobi,kenya ugu horeen tii waxaa hal kaa ka salmaya dhamaan somali ween oo ka la joo ga dalka iyo dibada dhaama bay aniga magaca: muxudiin maxamuud macali wadannka: itoobiyo adis hal kan waxa aan ka salaamayaaa gabadha aan mustakhbalka aan guur san doono oo joogta magaalada laas anood waxaa la yiraahadaa istaahil waxaan iniga doonnaya in aad igu salan taan waxa kale oo aan kasalaamayaa abahay maxamed aw ciise oo jooga magaalda las aanod byyyyyyyyyyyyyyyyyy magaca: maxamed wadannka: hargaysa Asc waxaan salamaya dhaman dhalanyarada somaliyed meelkasto o ey joogto,gar ahaan kuwa kunool islii,sxb yaal waan idiin xisay ilaah waxan kabaryayaa inaan is arakno mar kale, waxaana ilah weydisanaya inuu naga qabto cadowga naguso dulay inuu jabiyo, somaliya 4 ever, hais raacdo. thnx XEBTA MUQDISHA INUU BALAN AH. I MISSED SOM magaca: xassan A. sadiq wadannka: U.S.A halkan waxaan salaan qaaliya uga dirayaa dhamaan dadwaynaha soomaaliyeed ee kukala nool aduunka baalahiisa gaar ahaan waxaan kaloo aan sigaar ah usalaamayaa madaxwaynaha soomaaliya cabdilaahi yuusuf axmed iyo dhamaan masuuliyiinta federaalka soomaaliya meelkastay joogaanba (salaankale)waxakaloo aan salaamayaa dhamaan qaraabadayda kukalanool aduun ka baalihiisa gaar ahaan ilmaabtiyahay eedooyinkay dhaleen oo aanan aqoon balse dhegta kamalqo weliba ilmaamtiyahay aydhaleen eedooyinkay ilma maxamed badhyacune hadaba waxan kacodsanayaa in ay ilasoo xiriiraan (email)jaamaccali20@hotmail.com ortele: 002522 4499951 walaalaaloyaal ilasoo xariira magaca: jaamac (budhin)cali maxamed wadannka: laascaanood soomaaliya waxan halkan kasalamaya dhaman asaxab teeyda oodha dal & dibadba joogta & inta maqal keyga & muuqega taqano wabilahi toowfiiq magaca: maxamed geedi wadannka: Kenya asalaamu caleeykum walaala yaal waan wada idin salaamay dhamaan dad way naha soomaaliyeed waxaan idin ku salaamay salaan salaan qiimo iyo qaaya leh ok walaala yaal waan idin salaama yaa good byeeeeeeeeee magaca: mr ibraahin xuseen cali wadannka: usa ohio Columbus waxaan salaamayaa dhamaan somalida melwalbo oo ee kaljookaan salaan mida uguqiimo iyo qayo badan salaan kadib waxaan rabaa inaan ardeyda somaliyeed ee meelwalbo kudhaqan kabar iyo wiilba inee wax barashada kudadaalaan our country has the least uneducated people in the world so iam encouring all my my somalian brothers and sister be on the right way always salaada iyo soonka yaalagatakin wasalamucaleykum waraxmatulhi magaca: Ali raaxeeye wadannka: usa dhamaan waxaan salaamayaa dhalin yarada somaliland meel kastooy joogaanba sxbayaal waxaan idi leeyahay dal kiina daacad u noqda waar dadaala sxiibayaal dalkiinii waad aragtaane waar ceelna uma qodna cidna uma maqna idinka ayuu idin sugayaa magaca: eid wadannka: Canada waxaan hawada u marinayaa salaan dhamaan dhalinyarada reer somaliland wiilal iyo gabdhaba meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan inta dadaalka badan muujisa ee halganka nolosha ku jirta,waxaan kaloo salaan u dirayaa labadayda waalid gaar ahaan aabahay oo aan leeyahay ifka nabad ku joogoo nacab kuma haleelo iyo asxaabta aadka iigu dhaw oo aan dhamantood kaga tagayo u halgama dalkiin,dadkiina, iyo diintiinaba. magaca: Fatoun Farah Hassan wadannka: somaliland waxaan salamaayaa dhamaan dadk somaaliyeed meel kas ta ay joogaan waxaan kale oon salamaayaa sxb badeey meel kas ta ay joogaan waaad mahad san tihiin magaca: xasanxuseen xasan wadannka: wadan ka masar A/S/C walaalmarka hore waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan dad waynaha buntiland ka dib waxaan halkaan ka salaamayaa labadayda waalid ka dib saaxiibadahay oo ay ka mid yihiin faadumo maxamed muuse, sahara axmed cali, suleekha jaamac maxamed,nafisa jaamac cuma , cumat cali yuusu , xaashi cagaare,maxamed cali iyio dhamaan wixii muuqayga iyo muuqaalkaya yaqaan sidaa iyo salaan wacan jwwwwbyyyyyyyyy magaca: faadumo wadannka: buntiland Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu waxan salaamaayaa marka hore dhamaan shaqaaha marka xigana dhamaan walaalaheyga somaliyeed ee kunool aduunka meelkasta->waxaan salaamaayaa walaalaheyga reer abdulahi yusuf oo dhan oo kala jooga America somalia dafaheeda & dhamaan reer yusuf oo kunool gaar ahaan somalia galkacyo & saaxiibadeyga qaaliga ah bye magaca: Samira Cadey wadannka: America waxaan halkan kasaamayaa dhamaan shaqaalaha webka www.hambalyo.com bacsalaan walaal waxaad noo qabataan wax yaabo badan oo loo bahnaa halkan waxaan kasalamaya saxiibkay briq oo aanu iska baranay webkan iyo dhamaan dhalinta somaliyeed meel kastoo aay jogaan anoo isu sharixi doona suldaanka dhalinyarad somaliyeed byeeeeee khaayar ayaan inii rajay nayaa magaca: c/risaaq sanyare wadannka: somaliya buhodle adiga oo ah raaxeeye waxaan salaamayaa dhamaan dad ka soo qaman qaabiyay website kan sherafta badan aan laheli karin sxb yaa waan in aad sii kordhisaan inika oo ku mahad san sidaad u wadaan haw sha waana idin salaamayaa magaca: raaxeeye wadannka: usa halkan waxaan ka salaamayaa dhamaan walaalahay oo kala ah xamdi xasan dahir maxamed xasan dahir mahdi iyo cabdi majiid iyo faadumo cabdi raxmaan iyo dhaman asxaabtayd a oo kala ah cabdi naasir oo ku magac dheer boon xirsi axmed faarxa gacalisadayda faadumi axmed iyo dhamaan dhalin yarada reer punt land magaca: cadceed cabdiraxmaan axmed wadannka: puntlan somamalia halkan waxaan ka salaamayaa dhamaan studentska somalia where ever they stays and all somali people i say fear of allah where ever you live good byyA.S.C magaca: jimale/jamakidden wadannka: england Dhmaaan marka hore waad salaamantihiin cidkasta oo salaantan akhriyeysa. Waxaan halkan ka salaamayaa saaxiibadayda qaaliga ah : khadar oo wax ku barta wadanka Pakistan, xamse oo isaguna wax ku barta Sudan, iyo walib C/salaan iyo Khadar diesel oo iyaguna kala jooga India iyo s.africa. magaca: Nasir Xamud wadannka: Ireland halkaan waxaan ka salaamayaa salaan kasoo go'day kal iyo laab jacaylkayga caasha cali maxamed magaca: aadan cali foos wadannka: holand hambalyo hambalyo waan salamay dhamaan wallala hayga islamka ah salan kadib wallalayal kusoo dhawada arooska alle haka dhigo kan lagu waro wiil iyo cano gabar iyo buskut hambalyo arooska iyo aroosada kuwii isku waraan alle ha idin kahdigo csa byyyyyyeeeeee magaca: qadra wadannka: america waxaan hal kaan kasalamay dhamaan aqyaar ta xafad albaraka asxabta ooka laah mahad max.uud goodir c/qaadir daahir sorow iyo c/raxmaan shiikh abdalle iyo fartuun milaano jaweriyo magaca: saciid cabdi korae wadannka: somali waxaan gaar ahaan aad u salaamayaa asxaabta halkan ku kulantay salaan khaasa kadib waxaan salaan jacayl aan udirayaa farxiya oo aan aad iyo aad isu jecelnahay oo joogta wadanka somaliland farxad ku nooloow ayaan leeyahay byyyyyyyyyyyyyy magaca: Xamzedeeq Yusuf wadannka: Norway Marka hore dhamaantiin ASC, kadibna waxaan salaamayaah dhamaan qaraabadayda oo kala joogah dalka iyo dibadiisah. gaar ahaan waxaan salaan qaali ah udirayaah Hooyaday macaan oo joogta wadanka sweden. walaalahay,Amaal Ikraan Juweeriyo Adno Iyo habaryartay Hamdi Abdi gurxan iyo dhamaan sxbday meelkasta ay joogaan, iyo intee i garanaysah oo sheegatah magaca somaliyeed dhamaantii waxaan hawada idiin soo marinayaah Salaanta ay isku salaamaan Ismaanku magaca: ayaan cali wadannka: sweden
|
Halkaan waxaan kasalaamayaa walaalahay oo kunool LONDON, (NUUR oo iigu
dambeysay 1992)(C/RAXMAAN IYO FARXIYO oo iigu dambeysay 1994)(KOOSHIN,
SAXARLA, NIMCA, IYO SADE oo iigu dambeysay 1997)(XASSAN oo iigu dambeysay
1998)ugu dambeyntana waaxaan kale oo si-qaali ah usalaamayaa aabahay (MAXAMAD
AaDAN CALI kuna magac dheer MAXAMAD AADAN GACMEEY) Waxaan halkaan ka salamayaa xaaskeyga xamdi isaaq cali oo aan nasiib u lahaaday iney noqoto xaaskeyga ugu jeclahay dunida oo dhan waxaan kaloo salaamayaa haddana dhamaan reer isaaq cali oo runtii ah dad aan la heli karin oo alle karaameeyey aniguna waxaan ku faraxsanahay maanta inaan ku soo biiro qoyska reer isaaq cali . magaca: abdirashiid ali haji wadannka: USA waxaan halkaan kasalaamayaah dhamaan uma soomaaliyeey meel kasta ay ku noolyihiin, waxaan kale oo salaamayaah dhamaan walaalahay oo kala ah maxamad, ayan ,idil, sade, ikran, ifrah, iyo sharmake magaca: ilhan wadannka: uk asc 'waxaan halkan ksa salaamayaa dhamaa n umada islaamka iyo uamada soomaaliyeed mee kata oo ay ku nool yihiin gaar ahaan waxaan halkan ka salaamaya awlaal hay oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadii saba oo kala ah xamdi xasan daahir maxamed xasna daahir mahdi cabdi raxmaan faadumi cabdi raxmaan iyo cabdi majiid xcandi raxmaan iyo hooyaday shamis cabdi raxmaan axmed iyo aabahay candi raxmaan axmed magaca: cabdirasaq cabdiraxmaan axmed wadannka: puntland somalia waxaan saalamayaa liibaan xasan dhibacc/raxmaan cali waasuge axmed nuur cabdi yuusuf magaca: isxaaqxasan wadannka: mog-somaaliya waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan shaqaalaha webkan si sharaf lehna aan u slaamayao dhamaan toodba marka kale waxaan salaamayaa hooyadayda qaaliga ah ee aan aadka u jeclahay iyo walaaladay xayaad xamdi oo ah iyaguna labadaydi indhood ama dhaayahaygi ta kale waxaan salaamayaaa xaaskayga oo iyadu wakhti xaadirkan igula nool meesha aan iminka ku noolahay ama aan jooga waana aan salaamayaa salaan kalgacayl ta kale waxaan salaamayaa sxbadaydaa qaaliga ah ee iyagu kala jooga dalal kala noocnooca ah maxmauud cabdi maxmed oo jooga india jacfar dhagayare oo isagu jooga uk manchester cabdi nuur ismail diged oo isagu jooga yagoori iyo walaalkay cabdi raxamaan cali mahamed ooisagu jooga nairobi kenya magaca: Ashkir ali mahamed wadannka: united state of America waxaan salaamayaa dhamaan eheladayda iyo saaxiibadayda qaliga ah waxaan lee yahay nabada iyo nolol wacan aan kuwada kulano iyo dhamaan kuwa jecel nabada aduunka gaar ahaan afrika gaar ahaan somaliya intaa kadib waxaan qoraal kayga xusuus uga dhigayaa gacalisadayda OO AAN MAGA CEEDA U SOO GAABIYEY XEEL DHEERAANTA XAGAYGA M N magaca: maxamuud c/laahi bile wadannka: Somalia waxaan halka ka salamaya dhamaan dadka soomaliyeed mal walba ay joogan iyo islamka oo dhaan mal walba ay joogan magaca: mukhtaar maakhari wadannka: soomaaliya asalaamu caleeykum walaala yaal waan idin salaamay salaan kadib halkaan waxaan ka salaamaa yaa dad way naha oo dhan ok waxaan idin ra jey naa yaa qayr badan magaca: ibrahin wadannka: usa ohio Columbus walaala yaal waan idin salaamay salaan kadib waxaan halkaan ka salaamaa yaa dad waynaha soomaaliyeed oo meelkasta joogo walaala yaal waan idin salaamaa yaa good byeeeee magaca: jaamac yuusuf cade waxan salaamaya waalid kay walaalahay saxiibaday iyo umada somaliyeed mekasta oo ayjoogaanba gar ahan reer somaliland magaca: istaahil mahamed ali wadannka: waddanka uk waxaan salaamaya dhamaan dad waynaha ku nool dhamaan aduunka waxaan kaloo salaamayaa dadkii ku guulaystay inay sameeyaan hambalyo.com waxaan kaloo salaamayaa dhamaan wixii akhrista salaantan hadana waxaan idin leeyahay ok asal;aamu calaykum magaca: cabdi risaaq yuusuf wadannka: soomaalia WAXAAN HALKAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN HAWADA UMARSIINAYAA DHAMAAN SAAXIIBADAY REE SUUQA XOOLAHA ANIGOO AH DAAHIR CUMAR OO KU MAGAC DHEER SAMARANO WAXAANA INI LEEYAHAY HALA BAASHAALO GAAR AHAAN SIDA SACIID AFWEYNE SHAANDI IYO MAXAMED HARUUSE SIDAAS IYO BAASHAAL WACAN magaca: daahir wadannka: south africaanigoo ah maxamedsaciid waxaa inta kasalaamayaa saxiibadeey oo kale ah cabaas haaruun balac bashiir saxiibadeey meelwalba ay joogaan waxaan leeyahay bishaaro iyo bashbash magaca: faajafaajood wadannka: masar.qaahiro waxaan halkaan kasalaamaya salaan baaxad wayn salaan salkaa kuhaysa macno wayn salaan ay kudheehantahay xuppi & xiiso jacayl salaan kabacdi waxaan fursaadaan kasalaamayaa gacalisadaydaa hanni muxiyadiiin shirwac salaaa n salaamahaa adunkaa ugu qaalisan waa s cw waxaan kaloo salaamayaa dhamaan qaraaabadaydaa oo idil magaca: fu,aas ciise yuusuf wadannka: somaliya/boosaso waxaa sallaan u dirayaa dhammaan shacabka soomaaliyeed meel kaste oo ay joogaan waxaa sallaan gaar u ah dirayaa aabahay maxamuud maxamed xersi,hooyaday xaliimo bayle faarax,walaalahay oo kale ah cabdikaafi max'ud,raxma ma'ud,bishaaro ma'ud,ismaaciil max'ud, xuriyo max'ud & dhammaan reer maxamed xersi guuleedwaxaa sidoo kale sallaan qiima leh halkan ugu gudbinyaa saaxiibkee maxamuud c/lle jaamac, igu sow booqo bagani www.ilkaqalalax.wordpress.com dhammaaan waad mahadsanidiin magaca: guuleed maxamuud maxamed wadannka: kenya halkan waxaan kasalamaayaa dhamaan shaqaalaha nooosoo bahiyey webka markaan soo daadago halkan waan salaan iyo hambalyo uga dirayaa sxb kay oo kunool dalka india oo magaciisa layiraahdo khaliil .sh.yoonis waxaan leeyahay sxb iga gudoon salaan ay isu diraan labada qof ee saaxiibada ah ku waas oo aaan manaba kala maar min sxb ilove you maha idinka ee waa sxbkay s/c waxaan halka ka salamaya bahta hambalyo iyo qaybaha kalo akhriista waxaan kalo kasalamaya islaamka oo dhaan iyo maal kasta oo ayaa joogan bacta salaan waxaan jaclahaya inaan inala qayb qato wax qabatka hambalyo idiinkuna sii wacaan igu soo dhowaysan magaca: mukhtaar maakhari wadannka: soomaaliya waxan salaamayaa dhaman rer muqdisho gaar ahaan dhalinyarada xaafada waxarcade gar ahaan saxibkay c/qadir xabeeb sanka deeq cashka shanbistole cisman cabdule ciska walakii quudi waqaa c/raxman macalin dhaman dhalinyaradas wan salaamahyaa melwabayjogan waxan kalo jeclahay in an salaamo xamarcadey xebteedaan uxiisay alahayow somaliya noo nabaday aamiin wadmahadsantihiin ... magaca: c/qaadir maxad osoble wadannka: kanya waxaan halkaan kasalaamayaa asxaabtayda oo oo ku nool xaafada kaluunka ee magaalda muqdisho oo kala ahsxb saciid cabdi korea faysal cali liibaan abshir cabdirisaaq kaneeco ayaanle cabdulahi c/nuur aamin shire cawaleiyoxasancali c/risaaq eelayow iyo dhamaan asxaabta ku nool xaafada kauunkaiyo ayaan lacag ookunool cariga dubai magaca: mustaf haaji wadannka: somali waxaan salaamayaa dhamaan eheladayda joogta daa faha aduunyada gaar ahaan america ethoipia somali kenya ugada waxaan idin laayahyasalaan wacan oofarxadleh gaar ahaan kuwa akharista webkan i dadka soomaaliyee meelkasta ay joogaan magaca: maxamuud ololbile wadannka: somalia waxaan hakaan kasalaamaya maxamuu lafageri ojooga wadaka kenya gaar ahaan magaalada mandheera waan ku salaamay magaca: yusuf maxamed wadannka: somaliya Halkan waxaan ka salaamaya Waalidiintayda oo kala ah: Ayeeyaday Xasna AW-Cali, Hooyaday Sahra Maxamed, Adeerkay Maxamed Yusuf, Habaryartay Xaawa Maxamed, iyo walaalahay oo kala ah: Khadra, C/rixiin, Nasra, Nadiira iyo waliba Muna, iyo inaadeerkay Jaamac iyo wiilka aan adeerka u ahay Maxamed Axmed iyo wixii muuqayga iyo magacaygaba garanaya.Eng: Hanif magaca: Hanif wadannka: Malaysia/Melaka waxaan salaan qaaliya udirayaa dhamaan walaaladay oo dhan xaaskayga qaaliga ah iyo bahda idaacada rodio laascaanood magaca: cabdirashiid xaaji axmed aw aadan wadannka: soomaaliya walalo wxaan halkan kaslaamy dhamaan dadweynahy somaliyeed gara ahaan reer soamliland magaca: falis wadannka: somaliya waxaanu salaamaynaa inanta aanu jecelnahay oo layidhaahdo farxiya oojoogta uk waxaanu jecelnahay inay nala soo xidhiidho asalaamu calaykum,, magaca: cabdiqanimahdi wadannka: somalia waxaan halkaan ka salaamaa tifatira yaasha websetka oo idil salaam alaikum magaca: c/naasir nuur sabriye WAXAAN HAKAAN KASALAAMAYAA ASXAAB II GU DAN BEESAY 1990 ILAA 1995 ASXAAB TA WAXAA KAMID YIHIIN SAAXIIBO AANAN WALIGEE AANAN ILOOBIN WAXAA KAMI AH C:MAALIK OO IIGU DAN BEESAY 1996 magaca: ANWAR AXMED CULUSOOW wadannka: SOMALI
|